Ra’isul Wasaaraha UK oon ka qeyb gali doonin aaska amiir Philip iyo Sababta keentay

Sabtida soo socota ayaa lagu wadaa in aas kooban loo sameeyo Amiir Philip oo ahaa ninka qaba Boqorada UK kaa oo geeriyooday jimcihii lasoo dhaafay isaga jira 99-sano . Ra’isul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa la xaqiijiyay in uusan ka qeyb galki doonin aaska Amiirka ee sabtida dhacaya, waxaa sidoo kale aaskaasi aan ka qeyb … Continue reading Ra’isul Wasaaraha UK oon ka qeyb gali doonin aaska amiir Philip iyo Sababta keentay